Omar Inshar
Omar Inshar
  • 192
  • 8 275 075

Відео

In Aad Tahay Aabo | Fandhaal Podcast 125|
Переглядів 14 тис.Місяць тому
In Aad Tahay Aabo | Fandhaal Podcast 125|
Fikrada Mashruuc XULUUL | Xoogaa afkaar Ah iyo Sharax Guud
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Fikrada Mashruuc XULUUL | Xoogaa afkaar Ah iyo Sharax Guud
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
Переглядів 29 тис.Місяць тому
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
Jahwareer | Haddii aadan Aqoonin Wixii Aad Samayn Lahayd | Fandhaal 123
Переглядів 31 тис.Місяць тому
Jahwareer | Haddii aadan Aqoonin Wixii Aad Samayn Lahayd | Fandhaal 123
Shayga Ugu xun Iloobida Wixii Aad Baratay Sababtuna Mobaylka |
Переглядів 50 тис.Місяць тому
Shayga Ugu xun Iloobida Wixii Aad Baratay Sababtuna Mobaylka |
Xalku waa in aad is dhiibtaa !! | xalka kama dambaynta ah caadooyinka xun | Fandhaal Podcast 121 |
Переглядів 41 тис.2 місяці тому
Xalku waa in aad is dhiibtaa !! | xalka kama dambaynta ah caadooyinka xun | Fandhaal Podcast 121 |
Casriga Muranka | Fandhaal Podcast 120 |
Переглядів 22 тис.2 місяці тому
Casriga Muranka | Fandhaal Podcast 120 |
Raadinta Wanaag | Fandhaal Podcast 120 |
Переглядів 29 тис.2 місяці тому
Raadinta Wanaag | Fandhaal Podcast 120 |
Qisada Feminism 55 Sano Gaartay oo Gudbisay Farriin Halis ah | Petronella Wyatt |
Переглядів 30 тис.2 місяці тому
Qisada Feminism 55 Sano Gaartay oo Gudbisay Farriin Halis ah | Petronella Wyatt |
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
Переглядів 54 тис.3 місяці тому
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
Kadib Xiriir Xun iyo Caado xun | Soo kabsashada | Fandhaal Podcast 116 |
Переглядів 40 тис.3 місяці тому
Kadib Xiriir Xun iyo Caado xun | Soo kabsashada | Fandhaal Podcast 116 |
Dhagar Weyn | Fandhaal podcast 115 |
Переглядів 17 тис.3 місяці тому
Dhagar Weyn | Fandhaal podcast 115 |
Khataraha Nagu Hareeraysan | Fandhaal Podcast 114 |
Переглядів 27 тис.3 місяці тому
Khataraha Nagu Hareeraysan | Fandhaal Podcast 114 |
Eed Culus Ayay Wajahaysaa S hirkada Cunada Caanka ah Nestle |
Переглядів 24 тис.3 місяці тому
Eed Culus Ayay Wajahaysaa S hirkada Cunada Caanka ah Nestle |
Waraa Zaaxiib | Fandhaal Podcast 113 |
Переглядів 26 тис.3 місяці тому
Waraa Zaaxiib | Fandhaal Podcast 113 |
Xoogaa Afkaar Subax Hore .
Переглядів 26 тис.4 місяці тому
Xoogaa Afkaar Subax Hore .
Xalka kama Dambaysta Ah Insha Allah | Fandhaal Podcast 112 |
Переглядів 43 тис.4 місяці тому
Xalka kama Dambaysta Ah Insha Allah | Fandhaal Podcast 112 |
Dhinaca Kale ee Umuuraha | Fandhaal Podcast 111 |
Переглядів 32 тис.4 місяці тому
Dhinaca Kale ee Umuuraha | Fandhaal Podcast 111 |
Cudurada Internetka | Fandhaal Podcast 110 |
Переглядів 38 тис.4 місяці тому
Cudurada Internetka | Fandhaal Podcast 110 |
Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |
Переглядів 29 тис.4 місяці тому
Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |
Fandhaal Podcast | Xoogaa Afkaar ah iyo Mahad Celin | 108
Переглядів 13 тис.4 місяці тому
Fandhaal Podcast | Xoogaa Afkaar ah iyo Mahad Celin | 108
Mowduuc Xasaasi ah | Fandhaal Podcast 107 |
Переглядів 33 тис.5 місяців тому
Mowduuc Xasaasi ah | Fandhaal Podcast 107 |
Natiijada Xiriirka Furan | Fandhaal Podcast 106 | Dani Alves
Переглядів 45 тис.5 місяців тому
Natiijada Xiriirka Furan | Fandhaal Podcast 106 | Dani Alves
Adiga kaliye ayay kuu taalaa | Fandhaal Podcast | 105 |
Переглядів 43 тис.5 місяців тому
Adiga kaliye ayay kuu taalaa | Fandhaal Podcast | 105 |
Qisada Qoyskaan iyo Dhacdooyinka La Socdo | Fandhaal Podcast 104 |
Переглядів 55 тис.5 місяців тому
Qisada Qoyskaan iyo Dhacdooyinka La Socdo | Fandhaal Podcast 104 |
Maxaa kuu diidan in aad hadda noloshaada dha adhamiso ? | Fandhaal Podcast |
Переглядів 84 тис.5 місяців тому
Maxaa kuu diidan in aad hadda noloshaada dha adhamiso ? | Fandhaal Podcast |
Xaqiiqada ugu Sugan Noloshaan | Fandhaal Podcast 102 |
Переглядів 33 тис.5 місяців тому
Xaqiiqada ugu Sugan Noloshaan | Fandhaal Podcast 102 |
Dadka kale maan ka fiicanahay ?! | Fandhaal Podcast 101 |
Переглядів 61 тис.5 місяців тому
Dadka kale maan ka fiicanahay ?! | Fandhaal Podcast 101 |
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |
Переглядів 42 тис.5 місяців тому
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |

КОМЕНТАРІ

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 8 годин тому

    Waxaa kasii daran hadii wadankaad kasoo jeeday iyo wadan khaiija oo aad joogto xiriirkoodu xumaado. Waxaa dhacday in lagaa musaafuriyo sidii ku dhacday dadkii yaman ee joogay sucuudiga markay dawlada yaman taageertay ciraaq 1991 dagaalkii golof war sucuudiguna ka xanaaqay.

  • @ApdirashidMohamud
    @ApdirashidMohamud 12 годин тому

    Sigma male ka soo hadal macalin

  • @LeilaNoor-wf2cw
    @LeilaNoor-wf2cw День тому

    ❤😢 Allahuma barik🤲🤲

  • @user-iw8dz3st2w
    @user-iw8dz3st2w День тому

    الحياة إما مغامره اولاشي

  • @Almheymn
    @Almheymn 2 дні тому

    16 Aug 2024

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 2 дні тому

    Janada awalkaa noogashay allah kadhigo maqiyaasi kari shucuur ahaan waxad noqawatay allah kasukoow

  • @hayatomar648
    @hayatomar648 2 дні тому

    Cumar inshaar 🙏

  • @KuawayKuaway
    @KuawayKuaway 3 дні тому

    Reer kuush

  • @HoodoAar
    @HoodoAar 3 дні тому

    Dumarkana talo sii walal

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 дні тому

    باركالاه

  • @JaabirAbdirizak
    @JaabirAbdirizak 4 дні тому

    Wlah lpx qisadayda ayaaba kahadlaysaa io magacayga❤😊

  • @JaabirAbdirizak
    @JaabirAbdirizak 4 дні тому

    Lpx wlaah aniga ahaantey ayaa qisadayda kahadlaysaa isdhahay ALPHA xaafada ayaaba iibixisay ❤

  • @SacdiyoGaabo
    @SacdiyoGaabo 4 дні тому

    Gg

  • @AbdirahmanIsmail420
    @AbdirahmanIsmail420 5 днів тому

    13/08/2024 Talaado Maalin Is bedel Mudan.❤

  • @SHANKARINHO
    @SHANKARINHO 5 днів тому

    13/08/2024 Talaado Maalin Is bedel Mudan.❤

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 6 днів тому

    A'LAA INA DIGRA LAAHU TATMA INA QULUUB.❤❤❤

  • @iKsoso
    @iKsoso 6 днів тому

    Reer Beledweeyn ayaa waxeey yiraahdaan “Afkeey kucunteey ku heeybineeydaa” Adeer Cumaroow haloo cudur daaro Warbaahinteena cida dishay Weriyayaashii ugu tayada badnaay Somalida dhexdeeda adna waad ogtahay kamana hadli kartid

  • @FaarahJaamac-bt8wt
    @FaarahJaamac-bt8wt 6 днів тому

    Mhdsnd mcalin cumar inshalah Nin dhalin yaro ah oo dhalinyarada somaliyeed 🇸🇴 rol Model u ah Mhdsnd mcalin

  • @SadiikHassan
    @SadiikHassan 6 днів тому

    Mahadsanid wll cumar❤

  • @AffectionateCaterpillar-bh8pl
    @AffectionateCaterpillar-bh8pl 7 днів тому

    Thanks further of life ❤

  • @Funny_ats.7
    @Funny_ats.7 7 днів тому

    Jazakallah❤

  • @maariyaaxmed6973
    @maariyaaxmed6973 7 днів тому

    Wallahy waxaadba moodaa aaayadahaas inay tahay markii ugu horraysay aan dhagaysto

  • @hibocabdinaasircumar2099
    @hibocabdinaasircumar2099 8 днів тому

    Janaalkan maxa mala ilobe

  • @MudaneAbdalla
    @MudaneAbdalla 8 днів тому

    Omar please wax aan sameyo aa la ahay wllkei salaad ha dhihin wax walbo shay cibaadocla dhaho oo dhan waa sameye lkn weli wllhi wllkei daacad ayaan kaaga hadlaaya maxaan sameya

  • @updallemohachanel2371
    @updallemohachanel2371 9 днів тому

    Walahi waanka murugoodaa aabahay markuu I oranjiray cabdulaahiyow lakalatag orodse maahan ee waa dadaal iyo waxbarasho alx waadadaalay lkn kalmadaa hadaan fahmay aabe alleha kudaayo

  • @FarxaancalifaaraxFarxaan1234
    @FarxaancalifaaraxFarxaan1234 9 днів тому

    Go forward sxb

  • @FarxaancalifaaraxFarxaan1234
    @FarxaancalifaaraxFarxaan1234 9 днів тому

    Cumarow wll waad iga qoslisa

  • @CadaaniPoi-bs4uo
    @CadaaniPoi-bs4uo 9 днів тому

    8/7/2024 ayan ka go"aan qatay

  • @naciimaxuseen8330
    @naciimaxuseen8330 9 днів тому

    Adna wll naftaada utudh

  • @AffectionateCaterpillar-bh8pl
    @AffectionateCaterpillar-bh8pl 10 днів тому

    Teacher of the world life

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 10 днів тому

    ilaahay baa mahad leh oo igabadbaadiyey jacayl lamoodkaa igana aqbalay duco aan kaducaystay qof maankayga galaay inuu kasaaaro hadana ayna iiga duwanyn dumarkaa kale inay nooshahay iyo inkale war aanan u hayn Alhamdulllilah Alhamdullilah .

  • @AffectionateCaterpillar-bh8pl
    @AffectionateCaterpillar-bh8pl 10 днів тому

    M.a my model brother ❤❤❤ best man of Somalia

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 10 днів тому

    illahay baa mahad iska leh oo iigu deeqay maskax wacan xisaabta iyo programminka computerka iiga dhigay wax aan sifudud kusameeyo. inkastoon jamacadi wali wado . Alhamdullilah

  • @AHMEDHASSANFAARAH
    @AHMEDHASSANFAARAH 11 днів тому

    Cumarow walalaow icaawi bahashaas ladhibanahy

  • @AHMEDHASSANFAARAH
    @AHMEDHASSANFAARAH 11 днів тому

    Sxb siigada xaluheli la ahy

  • @AHMEDHASSANFAARAH
    @AHMEDHASSANFAARAH 11 днів тому

    Cumarow sxb siigada way ihaysa taa

  • @khadarciiseyuzuf-xs9ws
    @khadarciiseyuzuf-xs9ws 11 днів тому

    2024/8/7 aRbaca 😂😂😂 2025/8/7 muno zanada maxaa iskayg baladi doona zaacadu waa 5:12 pm

  • @HafzaHazzan-wo8gr
    @HafzaHazzan-wo8gr 11 днів тому

    Maya maya ma ahayn inaad ku so darto qodobada ad ka hadlayso gabadha bila aabaha korta ha guursanina fikir ahaan ani wa ka so hor jeeda qodobka

  • @user-df1dk2vn9t
    @user-df1dk2vn9t 11 днів тому

    Markaan khalad galno waa anaga dhahna waa iska xaal aduun

  • @user-cs4nd6mj6r
    @user-cs4nd6mj6r 11 днів тому

    ogaasho legend

  • @Umalfarshaxan
    @Umalfarshaxan 11 днів тому

    Wallayaal subscribers ka iisootabta ples for skukayyar dhib wad mahadsantiin

  • @user-sr6yh2xm7f
    @user-sr6yh2xm7f 12 днів тому

    Alx 2month without siigo💀🔥

  • @MohamedNuur-zh5ky
    @MohamedNuur-zh5ky 12 днів тому

    Weligey qof ima diidin wlhi😂

  • @CaaishoMaxamed-gw3py
    @CaaishoMaxamed-gw3py 12 днів тому

    ❤❤good brother ❤❤

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 13 днів тому

    Mudane adi noo bilaaw

  • @yowyare2282
    @yowyare2282 13 днів тому

    Tns brother

  • @NADIRAMAXAMED-rx6xp
    @NADIRAMAXAMED-rx6xp 14 днів тому

    Ustad Omar inshar allaha kuxafido

  • @NuurAbdi-h9c
    @NuurAbdi-h9c 14 днів тому

    جزاك الله خيرا

  • @MaxamedCabdikariim-f4n
    @MaxamedCabdikariim-f4n 15 днів тому

    Hada friverr baan isticmaala kana waan ka faaidaysan

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 15 днів тому

    Aadban igu xumahay in aan dhagaysto boorkastigan 1sano kadib anuu waliba lasocda kanalka allh maxay biyaha dhib iikeesteen anuu aaminsan biyaha badso waacaafimade xitaa wan wareera san ucabayo mahsanid macalimow